🦜 Somali National Television – sntv.so
@sntv.so@rss-parrot.net
I'm an automated parrot! I relay a website's RSS feed to the Fediverse. Every time a new post appears in the feed, I toot about it. Follow me to get all new posts in your Mastodon timeline!
Brought to you by the RSS Parrot.
---
Telefishinka Qaranka Soomaaliya
Your feed and you don't want it here? Just
e-mail the birb.
Jaamacadda Ummadda iyo Jaamacadda Ruwaanda oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo dhinacyada waxbarashada
https://sntv.so/2026/06/14/jaamacadda-ummadda-iyo-jaamacadda-ruwaanda-oo-kala-saxiixday-heshiis-lagu-xoojinayo-dhinacyada-waxbarashada/
Published: June 14, 2026 13:13
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Jaamacadda Ruwaanda (University of Rwanda) ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada waxbarashada sare iyo cilmi-baarista. Heshiiska waxaa kala saxiixday…
TALIYAHA CIIDANKA XDS OO SHIR GUDDOOMIYAY SHIRKA SUBAXLAHA EE TALISKA GUUD EE CIIDANKA
https://sntv.so/2026/06/14/taliyaha-ciidanka-xds-oo-shir-guddoomiyay-shirka-subaxlaha-ee-taliska-guud-ee-ciidanka/
Published: June 14, 2026 10:32
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS, kaas oo looga hadlay dardargelinta howlgallada socda, horumarinta iyo dib-u-habeynta Ciidanka…
Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo
https://sntv.so/2026/06/14/safiirka-jfs-ee-dalka-liibiya-oo-laga-guddoomay-warqadaha-aqoonsiga-danjirenimo/
Published: June 14, 2026 09:18
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada Liibiya, Mudane Maxamed Al-Menfi. Gudbinta warqadaha aqoonsiga…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Jowhar Casho Sharaf ugu Sameeyay Saxafiyiinta iyo Hobollada Qaranka Waaberi
https://sntv.so/2026/06/14/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-jowhar-casho-sharaf-ugu-sameeyay-saxafiyiinta-iyo-hobollada-qaranka-waaberi/
Published: June 14, 2026 07:29
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa munaasabad casho sharaf iyo sagootin ah ku maamuusay bahda warbaahinta, Hobollada Qaranka Waaberi iyo marti sharaf kale oo magaalada Jowhar u yimid ka qeybgalka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani
https://sntv.so/2026/06/14/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-ka-qayb-galay-kulan-dadweyne-oo-lagu-qabtay-xarunta-degmada-shingaani/
Published: June 14, 2026 06:53
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin iyo baraarujin bulsho ah oo ka dhacay xarunta degmada Shingaani ee Gobolka Banaadir, kaas…
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiyay Shir looga hadlay Xoojinta Amniga Deegaannada KGS
https://sntv.so/2026/06/13/hoggaamiyaha-koonfur-galbeed-oo-guddoomiyay-shir-looga-hadlay-xoojinta-amniga-deegaannada-kgs/
Published: June 13, 2026 12:32
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu falanqeeyay xoojinta amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo. Shirka oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Amniga iyo…
Dowladda oo Shaacisay xiliga la qabanayo Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka G/Banaadir
https://sntv.so/2026/06/13/dowladda-oo-shaacisay-xiliga-la-qabanayo-doorashada-guddoonka-goleyaasha-degmooyinka-g-banaadir/
Published: June 13, 2026 11:09
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay maalinta la qabanayo Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir. Qoraalka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay…
Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed ee da’doodu ka yar tahay 17-sano oo galabta sameynaya taariikh cusub
https://sntv.so/2026/06/13/xulka-qaranka-gabdhaha-soomaaliyeed-ee-dadoodu-ka-yar-tahay-17-sano-oo-galabta-sameynaya-taariikh-cusub/
Published: June 13, 2026 10:45
Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii ugu horreysay abid Soomaaliya ku matalayaan tartan rasmi ah oo kubadda cagta ah. Gabdhaha Ocean Stars ayaa kulanka furitaanka…
Guddoomiyaha SoDMA oo xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq
https://sntv.so/2026/06/13/guddoomiyaha-sodma-oo-xarunta-dhexe-ee-hayadda-ku-qaabilay-guddoomiyaha-ururka-siyaasadda-towfiiq/
Published: June 13, 2026 10:34
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq Dr. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Kulanka labada masuul…
Taliyaha Taliska Tababarrada CXDS oo tababar dalka Rwanda ugu soo xiray Saraakiil Ciidan
https://sntv.so/2026/06/13/taliyaha-taliska-tababarrada-cxds-oo-tababar-dalka-rwanda-ugu-soo-xiray-saraakiil-ciidan/
Published: June 13, 2026 07:43
Taliyaha Taliska Tababarada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS. Saraakiishan ka socotay Ciidanka XDS ayaa ka qalin-jabisay Kulliyadda Abaanduulka Sare…
Wasiirka Ganacsiga oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ganacsato ajaanib ah
https://sntv.so/2026/06/13/wasiirka-ganacsiga-oo-muqdisho-kusoo-dhaweeyay-wafdi-ganacsato-ajaanib-ah/
Published: June 13, 2026 07:18
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ganacsato ah oo ka socday dalka Talyaaniga. Soo dhaweyntan waxaa qeyb ka ahaa ganacsato iyo mas’uuliyiin kale,…
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka Dhaqanka Hirshabeelle
https://sntv.so/2026/06/13/madaxweynaha-jfs-oo-kulan-la-qaatay-saraakiisha-hayadaha-ammaanka-iyo-hoggaanka-dhaqanka-hirshabeelle/
Published: June 13, 2026 07:01
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kulamo muhiim ah kula qaatay, saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka dhaqanka deegaanka, kuwaasi oo…
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho
https://sntv.so/2026/06/09/wasiirka-warfaafinta-dhaqanka-iyo-dalxiiska-oo-daah-furay-dib-u-habeynta-kaydka-radio-muqdisho/
Published: June 9, 2026 11:52
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta daah furay sidii dib-u habeyn yo dayactir loogu sameynayay kaydka Radio Muqdisho, si loo dardar-geliyo badbaadinta iyo…
Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
https://sntv.so/2026/06/09/bannaanbaxu-waa-xaq-dastuuri-ah-balse-fowdo-ma-aha/
Published: June 9, 2026 08:09
Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya wuxuu muwaadiniinta u dammaanad qaadayaa xuquuqda isu imaatinka iyo bannaanbaxa nabadeed. Tani waa xuquuq muhiim ah oo ay tahay in la ixtiraamo. Shacabka, mucaaradka iyo cid kasta oo aragti qabta…
War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan
https://sntv.so/2026/06/09/war-saxaafadeed-ku-aadan-garsoore-cumar-cartan/
Published: June 9, 2026 07:52
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii sababay in garsooraha Soomaaliyeed ee caalamiga ah, Cumar Cartan, uu ka baaqdo ka qeybgalka tartanka kubadda cagta ee caalamiga ah ee hadda…
Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah
https://sntv.so/2026/06/08/warsaxaafadeed-calanka-iyo-astaanta-qaranka-ee-saxda-ah/
Published: June 8, 2026 14:01
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD) Avv. Burhaan Aadan Cumar, asagoo tixraacaya waajibaadka dastuuriga ah ee Guddiga kuna xusan Cutubka 15-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (2026), isla…
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca
https://sntv.so/2026/06/08/wasiirka-gaashaandhigga-iyo-safiirka-shiinaha-oo-ka-wada-hadlay-iskaashiga-difaaca/
Published: June 8, 2026 11:30
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan…
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Daah-furay Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya
https://sntv.so/2026/06/08/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-daah-furay-madasha-3-aad-ee-maayarrada-soomaaliya/
Published: June 8, 2026 09:42
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa si rasmi ah u daah-furay Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya. Wasiirka ayaa khudbad uu ka jeediyay furitaanka madasha ku muujiyay muhiimadda ay…
Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay
https://sntv.so/2026/06/08/shirka-madasha-3-aad-ee-maayarrada-soomaaliya-oo-goordhow-furmay/
Published: June 8, 2026 07:22
Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya. Madashan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulminaysa Maayarrada degmooyinka…
Kulan looga hadlayay ilaalinta carruurta ee ka hortagga colaadaha hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho
https://sntv.so/2026/06/08/kulan-looga-hadlayay-ilaalinta-carruurta-ee-ka-hortagga-colaadaha-hubeysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho/
Published: June 8, 2026 07:05
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Yuusuf Cali Maxamed, ayaa shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta ilaalinta carruurta Soomaaliyeed iyo ka hortagga in loo adeegsado colaadaha hubeysan ama askareynta. Kulanka ayaa diiradda…
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo La Kulmay Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda
https://sntv.so/2026/06/07/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-la-kulmay-agaasimeyaasha-waaxyaha-wasaaradda/
Published: June 7, 2026 13:27
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan la qaatay agaasimeyaasha waaxyaha Wasaaradda si dib loogu eego howlaha shaqo ee Wasaaradda loogana wada hadlo mudnaanta…
Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho
https://sntv.so/2026/06/07/wasaaradda-caafimaadka-oo-soo-bandhigtay-khasaaraha-ka-dhashay-howlgalka-hubka-dhigista-ee-muqdisho/
Published: June 7, 2026 11:00
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah ka soo saartay dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgalkada hub ka dhigista ee Ciidamada Amniga ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho.