🦜 Shabelle Media Network
@shabellemedia.com@rss-parrot.net
I'm an automated parrot! I relay a website's RSS feed to the Fediverse. Every time a new post appears in the feed, I toot about it. Follow me to get all new posts in your Mastodon timeline!
Brought to you by the RSS Parrot.
---
A Gateway To Accurate News [ Shabelle.net Radioshabelle.com ]
Your feed and you don't want it here? Just
e-mail the birb.
Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu
https://shabellemedia.com/murusade-elders-issue-communique-on-june-3-attack-on-peace-meeting-in-mogadishu/
Published: June 14, 2026 17:24
MOGADISHU, Somalia — Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on Sunday, June 14, 2026.  The gathering focused on a reported June 3 incident…
Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub
https://shabellemedia.com/somaliland-iyo-israaiil-oo-gaarey-heshiisyo-cusub/
Published: June 14, 2026 13:57
QUDUS – Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay ku yeesheen Xarunta Madaxtooyada Israa’iil, iyaga oo ku dhawaaqay inay sii…
Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks
https://shabellemedia.com/somaliland-israel-agree-to-deepen-cooperation-after-presidential-talks/
Published: June 14, 2026 13:54
JERUSALEM – Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following talks at the Israeli presidential residence, where they jointly addressed…
Jubaland President Commissions Elite Duufaan Unit for Anti-Militant Operations
https://shabellemedia.com/jubaland-president-commissions-elite-duufaan-unit-for-anti-militant-operations/
Published: June 14, 2026 13:36
KISMAAYO, Somalia – Jubaland President Ahmed Mohamed Islam, commonly known as Ahmed Madobe, on Sunday presided over the graduation of the elite Duufaan unit of the Jubaland Darawiish forces, urging the newly trained troops to uphold discipline and protect…
Safiirka Soomaaliya ee Liibiya oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo
https://shabellemedia.com/safiirka-soomaaliya-ee-liibiya-oo-gudbiyay-warqadaha-aqoonsiga-danjirenimo/
Published: June 14, 2026 13:27
TRIPOLI – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada Dowladda Liibiya Mudane Maxamed Al-Menfi.  …
Taliyaha Ciidanka XDS oo Guddoomiyay Shirka Dardargelinta Howlgalada iyo U Diyaargarowga Amniga Qaranka
https://shabellemedia.com/taliyaha-ciidanka-xds-oo-guddoomiyay-shirka-dardargelinta-howlgalada-iyo-u-diyaargarowga-amniga-qaranka/
Published: June 14, 2026 13:25
MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira dardargelinta howlgalada,…
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Ruwaanda oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi
https://shabellemedia.com/jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed-iyo-jaamacadda-ruwaanda-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashi/
Published: June 14, 2026 13:22
KIGALI – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Jaamacadda Ruwaanda (University of Rwanda) ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada waxbarashada sare, cilmi-baarista iyo horumarinta aqoonta.  Heshiiska ayaa…
Madaxweynaha Jubaland oo Tababar u Soo Xiray Ciidamo ka Tirsan Ururka Duufaan
https://shabellemedia.com/madaxweynaha-jubaland-oo-tababar-u-soo-xiray-ciidamo-ka-tirsan-ururka-duufaan/
Published: June 14, 2026 13:18
KISMAAYO – Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta tababar u soo xiray Ururka Gaarka ah ee Duufaan ee Ciidamada Daraawiishta Jubaland, kuwaas oo la filayo inay ka qeyb qaataan howlaha amniga iyo xoreynta…
Somalia’s New Ambassador Presents Credentials in Libya
https://shabellemedia.com/somalias-new-ambassador-presents-credentials-in-libya/
Published: June 14, 2026 11:36
TRIPOLI, Libya, June 14 – Somalia’s newly appointed ambassador to Libya formally presented his credentials on Sunday to the head of Libya’s Presidential Council, marking the official start of his diplomatic mission and underscoring efforts by both…
Somali Army Chief Chairs Security Meeting Ahead of AUSSOM Transition
https://shabellemedia.com/somali-army-chief-chairs-security-meeting-ahead-of-aussom-transition/
Published: June 14, 2026 11:32
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s army chief on Sunday chaired a high-level meeting focused on accelerating military operations, strengthening the armed forces and preparing for the transfer of national security responsibilities from the African Union Support…
AUSSOM Welcomes New Ghana Police Force
https://shabellemedia.com/aussom-welcomes-new-ghana-police-force/
Published: June 14, 2026 10:01
MOGADISHO – The African Union Mission in Somalia (AUSSOM) has officially welcomed the new Ghana Police Force (GFPU-5) battalion, which has been deployed to Mogadishu, Baidoa and Beledweyne.  The new battalion will contribute to supporting the Somali…
AUSSOM oo Soo Dhaweysay Guutada Cusub ee Booliska Ghana
https://shabellemedia.com/aussom-oo-soo-dhaweysay-guutada-cusub-ee-booliska-ghana/
Published: June 14, 2026 09:51
MUQDISHO – Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay guutada cusub ee Ciidanka Booliska Ghana (GFPU-5), kuwaas oo loo kala dirayo magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo Beledweyne.  Guutadan…
Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar
https://shabellemedia.com/taliyaha-ciidanka-xds-oo-la-kulmay-u-qaybsanaha-arrimaha-difaaca-ee-safaaradda-masar/
Published: June 14, 2026 05:58
MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta ee Masar u fadhiya Soomaaliya, S/Guuto Ahmed Fathi Abdisitar.  Kulanka…
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Oo Furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya
https://shabellemedia.com/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-furay-toddobaadka-ganacsiga-talyaaniga-iyo-soomaaliya/
Published: June 14, 2026 05:52
MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya 2026 (Italy–Somalia Business Week 2026), oo ka furmay magaalada Muqdisho. …
Guddiga Qaran ee Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada oo Kormeeray Garoonka Stadio Muqdisho
https://shabellemedia.com/guddiga-qaran-ee-maalmaha-xorriyadda-iyo-midnimada-oo-kormeeray-garoonka-stadio-muqdisho/
Published: June 14, 2026 05:47
MUQDISHO – Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ayaa galabta kormeer ku tagay Tuulada Cayaaraha ee Stadio Muqdisho, oo ka mid ah goobaha loo qorsheeyey in lagu qabto munaasabadaha cayaaraha ee lagu xusayo maalmaha xorriyadda iyo…
Wasaaradda Cadaaladda oo Nootaayooyin Cusub Ku Wareejisay Shahaadooyinkooda Rasmiga ah
https://shabellemedia.com/wasaaradda-cadaaladda-oo-nootaayooyin-cusub-ku-wareejisay-shahaadooyinkooda-rasmiga-ah/
Published: June 14, 2026 05:43
MUQDISHO – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faysal Aadan Xasan, ayaa maanta furay munaasabad lagu soo dhaweynayay nootaayooyin cusub oo dhowaan lagu magacaabay Xeer…
SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed
https://shabellemedia.com/sodma-iyo-ururka-towfiiq-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-gurmadka-iyo-taageerada-bulshada-soomaaliyeed/
Published: June 13, 2026 16:41
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq Dr. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.  Kulanka…
Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka
https://shabellemedia.com/dowladda-soomaaliya-iyo-untmis-oo-ka-wada-hadlay-geeddi-socodka-kala-guurka/
Published: June 13, 2026 14:59
MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Hawlgalka Kala-guurka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS), oo…
Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo
https://shabellemedia.com/koonfur-galbeed-oo-soo-saartay-goaano-cusub-oo-lagu-xoojinayo-ammaanka-baydhabo/
Published: June 13, 2026 11:30
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed iyo dardargelinta howlaha…
Saddex Askari oo Ku Dhaawacmay Weerar Al-Shabaab ku Qaadday Xero Ciidamo oo ku Taalla Kenya
https://shabellemedia.com/saddex-askari-oo-ku-dhaawacmay-weerar-al-shabaab-ku-qaadday-xero-ciidamo-oo-ku-taalla-kenya/
Published: June 13, 2026 09:29
MANDHEERA – Saddex askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii dagaalyahanno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen xero ay deggen yihiin ciidamada gaarka ah oo ku taalla deegaanka Fino ee hoos…
Three officers injured as Al-Shabaab attacks elite SOG camp in Mandera
https://shabellemedia.com/three-officers-injured-as-al-shabaab-attacks-elite-sog-camp-in-mandera/
Published: June 13, 2026 09:26
MANDERA, Kenya – Three police officers were injured after suspected Al-Shabaab militants attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.  Preliminary reports indicate that the attackers launched…
Somali President Holds Security Talks in Jowhar, Urges Community Support for Elections
https://shabellemedia.com/somali-president-holds-security-talks-in-jowhar-urges-community-support-for-elections/
Published: June 13, 2026 09:19
MOGADISHU, June 13 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held key meetings in the town of Jowhar on Saturday with security officials and traditional elders from Hirshabelle State, focusing on strengthening security and enhancing cooperation between…
FBI Offers $150,000 Reward for Information Leading to Arrest of Somali Suspect
https://shabellemedia.com/fbi-offers-150000-reward-for-information-leading-to-arrest-of-somali-suspect/
Published: June 13, 2026 09:01
WASHINGTON, June 13 – The U.S. Federal Bureau of Investigation (FBI) has announced a reward of up to $150,000 for information leading to the arrest and conviction of Somali national Said Abdullahi Ereg, who is wanted in connection with a major COVID-19-era…
Mareykanka oo $150,000 Dul Dhigay Soo Qabashada Nin Soomaali ah
https://shabellemedia.com/mareykanka-oo-150000-dul-dhigay-soo-qabashada-nin-soomaali-ah/
Published: June 13, 2026 09:00
WASHINGTON – Hay’adda Dembi-baarista Federaalka Mareykanka (FBI) ayaa ku dhawaaqday abaalmarin lacageed oo dhan ilaa $150,000 oo doolar, taas oo la siin doono qofkii keena xog lagu kalsoonaan karo oo horseedda soo qabashada iyo maxkamadeynta Saciid…
Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar Ku Soo Gebagebeeyey Rwanda
https://shabellemedia.com/saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-xoogga-dalka-oo-tababar-ku-soo-gebagebeeyey-rwanda/
Published: June 13, 2026 05:49
KIGALI – Taliyaha Taliska Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo waxbarasho iyo tababaro heer sare ah ku soo qaatay…
Wafdi Ganacsato Talyaani Ah Oo Soo Gaaray Muqdisho
https://shabellemedia.com/wafdi-ganacsato-talyaani-ah-oo-soo-gaaray-muqdisho/
Published: June 13, 2026 05:46
MUQDISHO – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo ganacsato iyo maalgashadayaal ah oo ka socday dalka Talyaaniga. …
Madaxweyne Cirro Oo Booqasho Taariikhi Ah Ku Tagaya Israel
https://shabellemedia.com/madaxweyne-cirro-oo-booqasho-taariikhi-ah-ku-tagaya-israel/
Published: June 13, 2026 05:40
HARGEYSA – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Ciro), ayaa booqasho rasmi ah ku tegi doona Israel 14-ka bishan June, kadib markii casuumaad ka helay Ra’iisul Wasaare Netanyahu oo aqoonsi siiyay maamulkiisa bishii December 2025.  Inta…
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Jowhar Kula Kulmay Saraakiisha Ammaanka Iyo Odayaasha Dhaqanka Hirshabeelle
https://shabellemedia.com/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-jowhar-kula-kulmay-saraakiisha-ammaanka-iyo-odayaasha-dhaqanka-hirshabeelle/
Published: June 13, 2026 05:28
JOWHAR– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kulamo muhiim ah kula qaatay, saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka dhaqanka deegaanka, kuwaasi…
Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port
https://shabellemedia.com/turkish-shipping-firm-akkon-lines-launches-operations-in-somalia-through-mogadishu-port/
Published: June 12, 2026 09:24
MOGADISHU – Somalia’s main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of Africa nation for the first time.  The event at Mogadishu Port was attended by Somalia’s Minister…
Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia
https://shabellemedia.com/somali-referee-omar-artan-to-officiate-uefa-super-cup-in-historic-first-for-somalia/
Published: June 12, 2026 09:22
MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super Cup, marking a landmark achievement for Somalia and African refereeing.  The match, scheduled…
Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab
https://shabellemedia.com/somali-intelligence-seizes-over-100-barrels-of-bomb-making-chemicals-allegedly-bound-for-al-shabaab/
Published: June 12, 2026 09:20
MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab militant group and intended for use in the manufacture of explosive devices, the National…
Itoobiya Oo Ka Digtay Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigray
https://shabellemedia.com/itoobiya-oo-ka-digtay-dagaal-cusub-oo-ka-qarxa-gobolka-tigray/
Published: June 12, 2026 06:10
ADDIS ABABA – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka digtay suurtagalnimada dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Tigray, kadib markii ay sheegtay in xubno mayal adag oo ka tirsan Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ay qorsheynayaan guluf militari oo ka dhan…
Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo
https://shabellemedia.com/78874-2/
Published: June 12, 2026 05:56
PRETORIA, Koonfur Afrika – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Koonfur Afrika, isagoo…
Cumar Cartan oo Loo Magacaabay Garsooridda UEFA Super Cup, Madaxda UEFA iyo CAF oo Ammaanay
https://shabellemedia.com/cumar-cartan-oo-loo-magacaabay-garsooridda-uefa-super-cup-madaxda-uefa-iyo-caf-oo-ammaanay/
Published: June 12, 2026 05:48
MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii loo magacaabay inuu dhex-dhexaadiyo kulanka UEFA Super Cup 2026, oo la qorsheeyay…
Shirkadda Turkiga ee Akkon Lines oo Si Rasmi ah uga Howlgashay Dekedda Muqdisho
https://shabellemedia.com/shirkadda-turkiga-ee-akkon-lines-oo-si-rasmi-ah-uga-howlgashay-dekedda-muqdisho/
Published: June 12, 2026 05:42
MUQDISHO – Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay shirkadda maraakiibta ee Akkon Lines oo laga leeyahay dalka Turkiga, taas oo markii ugu horreysay si rasmi ah uga howlgaleysa Soomaaliya.  …
NISA oo Gacanta Ku Dhigtay Walxo Qaraxyo Laga Sameeyo oo Loo Wadey Al-Shabaab
https://shabellemedia.com/nisa-oo-gacanta-ku-dhigtay-walxo-qaraxyo-lagu-sameeyo-oo-loo-wadey-al-shabaab/
Published: June 12, 2026 05:36
SHABEELLAHA HOOSE – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada deegaanka, ayaa howlgal qorsheysan ku qabtay walxo kiimiko ah oo loo adeegsado samaynta qaraxyada, kuwaas oo la sheegay in loo waday kooxda Al-Shabaab.…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo mashaariic daah-furay Caasimadda HirShabeelle
https://shabellemedia.com/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-mashaariic-daah-furay-caasimadda-hirshabeelle/
Published: June 11, 2026 17:24
MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaasi oo uu ka daah-furay…
Somali President Inaugurates Development Projects During Visit to Hirshabelle Capital
https://shabellemedia.com/somali-president-inaugurates-development-projects-during-visit-to-hirshabelle-capital/
Published: June 11, 2026 17:21
JOWHAR, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a series of development projects and government facilities in the central town of Jowhar during an official visit to the capital of Hirshabelle state, officials said.  …
SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa
https://shabellemedia.com/southwest-state-leader-lafta-gareen-formally-assumes-office-in-baidoa/
Published: June 11, 2026 11:51
BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia’s South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office on Thursday following a handover ceremony held at the presidential palace in Baidoa.  Madobe took over…
Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe oo xilka si rasmi ah Maanta ula wareegay
https://shabellemedia.com/madaxweyne-sheekh-aadan-madoobe-oo-xilka-si-rasmi-ah-maanta-ula-wareegay/
Published: June 11, 2026 11:47
Baydhabo, 11,Juun 2026: Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kadib munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Aqalka…
U.S., Nigeria Say Joint Operations Killed More Than 200 Boko Haram, ISWAP Fighters
https://shabellemedia.com/u-s-nigeria-say-joint-operations-killed-more-than-200-boko-haram-iswap-fighters/
Published: June 11, 2026 09:18
ABUJA – The United States Africa Command (AFRICOM) and the Nigerian military said they had carried out joint operations against Boko Haram and Islamic State-linked militants in northeastern Nigeria, killing more than 200 fighters and destroying key…
Somali Elite Forces Conduct Security Operations, Reconciliation Efforts in Lower Shabelle
https://shabellemedia.com/somali-elite-forces-conduct-security-operations-reconciliation-efforts-in-lower-shabelle/
Published: June 11, 2026 09:16
MOGADISHU – Somalia’s elite Danab Special Forces said they had carried out security operations and community reconciliation efforts in the town of Yaaqbariwayne in the Lower Shabelle region, as authorities seek to weaken the influence of the Islamist…
Dalalka Afrika oo Soo Jiidanaya Maalgashi Caalami ah Kadib Dib u habayn Dhaqaale
https://shabellemedia.com/dalalka-afrika-oo-soo-jiidanaya-maalgashi-caalami-ah-kadib-dib-u-habayn-dhaqaale/
Published: June 11, 2026 08:51
London – Dalal badan oo Afrika ah, oo ay ku jiraan Nigeria, Uganda, Ghana, Zambia iyo Masar, ayaa bilaabay inay soo jiitaan maalgashi shisheeye oo cusub kadib sannado ay ku jireen dib-u-habayn dhaqaale iyo maamul, sida uu sheegay madaxa fulinta ee Standard…
AFRICOM iyo Militariga Nigeria oo Sheegay inay Dileen in Ka Badan 200 oo Boko Haram iyo Daacish ka Tirsan
https://shabellemedia.com/africom-iyo-militariga-nigeria-oo-sheegay-inay-dileen-in-ka-badan-200-oo-boko-haram-iyo-daacish-ka-tirsan/
Published: June 11, 2026 08:22
Abuja – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo militariga Nigeria ayaa sheegay inay si wadajir ah u fuliyeen howlgallo lagu beegsaday kooxaha Boko Haram iyo Daacish ee ka dagaallama waqooyi-bari Nigeria, kuwaas oo lagu dilay in ka badan 200 xubnood oo…
Somalia Regrets U.S. Entry Denial for CAF Referee Omar Artan
https://shabellemedia.com/somalia-regrets-u-s-entry-denial-for-caf-referee-omar-artan/
Published: June 11, 2026 08:16
MOGADISHU – Somalia’s foreign ministry on Thursday expressed “deep regret” over the United States’ decision to deny entry to internationally acclaimed Somali referee Omar Abdulkadir Artan, saying diplomatic efforts to facilitate his travel had failed.  In…
Ciidamada Danab oo Howlgallo Amni iyo Dib-u-Heshiisiin ka Fuliyay Yaaqbariwayne
https://shabellemedia.com/ciidamada-danab-oo-howlgallo-amni-iyo-dib-u-heshiisiin-ka-fuliyay-yaaqbariwayne/
Published: June 11, 2026 07:42
Yaaqbariwayne, Shabeellaha Hoose – Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad Komaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah iyo dadaallo dib-u-heshiisiin bulsho ka fuliyay deegaanka Yaaqbariwayne ee gobolka Shabeellaha Hoose.  Howlgalladan ayaa lagu sheegay…
Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Diidmada Gelitaanka Garsoore Cumar Cartan ee Mareykanka
https://shabellemedia.com/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-diidmada-gelitaanka-garsoore-cumar-cartan-ee-mareykanka/
Published: June 11, 2026 07:26
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aanka dowladda Mareykanka ay ugu diidday gelitaanka garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, iyadoo…
Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute
https://shabellemedia.com/talks-to-free-egyptian-sailors-held-by-somali-pirates-collapse-over-ransom-dispute/
Published: June 10, 2026 13:17
MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from a preliminary agreement and demanded additional ransom payments, officials said.  El-Sayed…
Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed
https://shabellemedia.com/aadan-madoobe-oo-ku-guuleystay-doorashada-madaxtinimada-koonfur-galbeed/
Published: June 10, 2026 13:00
BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi.  Sida ay shaacisay…
Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election
https://shabellemedia.com/somalias-parliament-speaker-wins-south-west-state-presidential-election/
Published: June 10, 2026 12:59
BAIDOA, Somalia — Somalia’s House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a landslide parliamentary vote, according to the regional election commission.  Madobe secured 88 votes in the…
Somali PM Hails Referee Omar Artan as Symbol of Hope After World Cup Setback
https://shabellemedia.com/somali-pm-hails-referee-omar-artan-as-symbol-of-hope-after-world-cup-setback/
Published: June 10, 2026 11:58
MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday paid tribute to internationally recognized referee Omar Artan, saying the official’s dream of officiating at the FIFA World Cup may have been delayed but not diminished, as he praised…
Garsoore Cumar Cartan oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtay, Looguna Sameeyay Soo Dhaweyn Heer Sare ah
https://shabellemedia.com/garsoore-cumar-cartan-oo-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay-looguna-sameeyay-soo-dhaweyn-heer-sare-ah/
Published: June 10, 2026 10:04
Muqdisho – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka Mareykanka halkaas oo lagu waday inuu ka qeyb galo garsooridda tartanka Koobka Adduunka.  …
Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Afrika ee Dooxa
https://shabellemedia.com/safaaradda-soomaaliya-ee-qatar-oo-ka-qayb-gashay-xuska-maalinta-afrika-ee-dooxa/
Published: June 10, 2026 09:57
DOOXA – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada Afrika ee dalka Qatar, iyadoo ay kasoo qeybgaleen wakiillo diblomaasiyadeed oo…
Somali Opposition Accuses Government of Targeting Political Rivals
https://shabellemedia.com/somali-opposition-accuses-government-of-targeting-political-rivals/
Published: June 10, 2026 09:49
MOGADISHU, Somalia — Somali opposition leaders on Wednesday accused the federal government of using security forces to intimidate political opponents and called for an immediate halt to operations targeting opposition figures.  The criticism came after a…
Somalia Showcases Culture at Africa Day Celebration in Qatar
https://shabellemedia.com/somalia-showcases-culture-at-africa-day-celebration-in-qatar/
Published: June 10, 2026 09:19
DOHA, Qatar — Somalia’s embassy in Doha took part in an Africa Day celebration organized by the African Ambassadors Group in Qatar, joining diplomatic missions from across the continent in an event highlighting Africa’s cultural diversity and heritage.  …
Somali Referee Omar Artan Returns to Hero’s Welcome After US Entry Denial
https://shabellemedia.com/somali-world-cup-referee-omar-artan-returns-to-heros-welcome-after-us-entry-denial/
Published: June 10, 2026 07:03
MOGADISHU, Somalia — Somali international referee Omar Abdulkadir Artan returned to Mogadishu on Wednesday to a warm reception from supporters after being denied entry to the United States, where he had been scheduled to officiate at the FIFA Club World…
Madaxa AUSSOM iyo Wafdi ka Socday Safaaradda UK oo Ka Wada Hadlay Taageerada Nabadda iyo Amniga Soomaaliya
https://shabellemedia.com/madaxa-aussom-iyo-wafdi-ka-socday-safaaradda-uk-oo-ka-wada-hadlay-taageerada-nabadda-iyo-amniga-soomaaliya/
Published: June 10, 2026 06:38
Muqdisho – Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, kuwaas oo uu hoggaaminayay Ku…