🦜 SBC Somali TV
@allsbc.com@rss-parrot.net
I'm an automated parrot! I relay a website's RSS feed to the Fediverse. Every time a new post appears in the feed, I toot about it. Follow me to get all new posts in your Mastodon timeline!
Brought to you by the RSS Parrot.
---
Somali Broadcasting Corporation
Your feed and you don't want it here? Just
e-mail the birb.
“A Woman Must Marry or Die Trying”: The Emotional Toll of Social Pressure on Single Somali Women
https://allsbc.com/a-woman-must-marry-or-die-trying-the-emotional-toll-of-social-pressure-on-single-somali-women-2/
Published: June 2, 2026 14:31
In Somali society, people are often given many nicknames some affectionate, others deeply hurtful. For unmarried women, those names can become emotional wounds, reflecting how society measures a woman’s worth by her marital status. This story explores the…
CIA oo ka hadashay muddada Iiraan u adkaysan karto cunaqabataynada
https://allsbc.com/cia-oo-ka-hadashay-muddada-iiraan-u-adkaysan-karto-cunaqabataynada/
Published: May 20, 2026 05:02
Iyada oo ay socdaan dadaalada lagu dhammayo dagaalka u dhaxeeya Maraykanka iyo Iiraan, waxaa weli socda iskudhacyda aan ballaarnayn ee labada dhinac. Waxayna ahayd tii ugu dambaysay ee ay rasaasta isku weydaarsadeen marinka Hormuz Jimcihii. Madaxweynaha…
Iiraan: Haddii aad dagaalka dib ugu laabataan, waxaad la kulmi doontaan layaab badan
https://allsbc.com/iiraan-haddii-aad-dagaalka-dib-ugu-laabataan-waxaad-la-kulmi-doontaan-layaab-badan/
Published: May 20, 2026 05:01
Wasiirka arrimaha dibadda Iran, Abbas Araghchi, ayaa isagoo ka jawaabaya hadalladii hanjabaadda ahaa ee Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee ku saabsanaa suuragalnimada dib loo bilaabo weerar militari oo lagu qaado Iran, yiri: “Hubiya in ku noqoshada…
Soomaaliya oo sagootisay Safiirkii Ruushka ee Muqdisho
https://allsbc.com/soomaaliya-oo-sagootisay-safiirkii-ruushka-ee-muqdisho/
Published: May 20, 2026 05:00
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta qaabilay isla markaana Sagootiyay Danjiraha aan deggeneyn ee Dowladda Federaalka Ruushka u fadhiyay Soomaaliya,…
Trump oo sheegay war weyn oo uu sheegay inuu ku raacay madaxweynaha Shiinaha
https://allsbc.com/trump-oo-sheegay-war-weyn-oo-uu-sheegay-inuu-ku-raacay-madaxweynaha-shiinaha/
Published: May 17, 2026 06:02
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping uu ku raacay in Tehran ay tahay inay dib u furto marin-biyoodka Strait of Hormuz, inkastoo Shiinaha aanu muujin wax calaamad ah oo muujinaysa inuu arrinta ka dhex muuqan…
Koofur Afrika oo noqotay Dalka ugu badan Caalamka ee dhoofiya Liin Macaanta
https://allsbc.com/koofur-afrika-oo-noqotay-dalka-ugu-badan-caalamka-ee-dhoofiya-liin-macaanta/
Published: May 17, 2026 05:45
Dalka Koofur Afrika ayaa noqday waddanka ugu horreeya 10ka Dal ee Caalamka ee dhoofiya Liin Macaanta, waxaana sanadkii lasoo dhaafay dalkaas uu dhoofiyay 2.9 Milyan oo tan sida lagu sheegay Warbixin kasoo baxday Urur ay ku midaysan yihiin Dadka ka…
Maraykanka & Israa’iil oo qorsheeyay duullaan culus oo ka dhan ah Iiraan
https://allsbc.com/maraykanka-israaiil-oo-qorsheeyay-duullaan-culus-oo-ka-dhan-ah-iiraan/
Published: May 17, 2026 05:44
Sida lagu muujiyay xogo laga helay Maraykanka iyo Israa’iil, Donald Trump & Benjamin Netanyahu ayaa dejiyay qorshe lagu fulinayo duullaan ka dhan ah Dowladda Iiraan si loo beegsado goobo gaar ah sida hadalka loo dhigay. Xogtaan waxaa bannaanka soo dhigtay…
Taliye Macalin Mahdi oo digniin udiray Mucaaradka Soomaliya
https://allsbc.com/taliye-macalin-mahdi-oo-digniin-udiray-mucaaradka-soomaliya/
Published: May 10, 2026 14:50
Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare, Mahdi Cumar ayaa amray in gudaha magaalada Muqdisho aan lagu wadan karin hubka culus. Shir jaraa’id oo uu magaalada Muqdisho ku qabtay Macalin Mahdi ayaa caddeeyay in Bannaanbaxa yahay xaq…
Shacabka Koofur Galbeed oo u dareeray doorasho Isku sidkan oo ka dhacaysa 13 Degmo
https://allsbc.com/shacabka-koofur-galbeed-oo-u-dareeray-doorasho-isku-sidkan-oo-ka-dhacaysa-13-degmo/
Published: May 10, 2026 14:49
Shacabka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ee isu diiwaangeliyay Doorashada qof iyo codka ah ee isku sidkan laguna dooranayo xubnaha Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka Maamulkaas oo ka dhacaysa 13 Degmo. Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay, waxaa la howlgeliyay…
Saraakiisha Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug oo lagu amray in ay ka wada shaqeeyaan sugida Amniga
https://allsbc.com/saraakiisha-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-galmudug-oo-lagu-amray-in-ay-ka-wada-shaqeeyaan-sugida-amniga/
Published: May 10, 2026 14:48
Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, waxaa maanta ka qabsoomay kulan muhiim ah oo looga hadlayay xoojinta amniga iyo xasiloonida deegaannada dowlad gobolleedkaas. Kulankan oo uu soo qabanqaabiyay Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka,…